Miino aan qarxin oo laga soo saaray Xaafad ka tirsan Kismaayo (Daawo Sawirro)

Ciidanka Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland ayaa shaaciyey iney fashiliyeen miino la doonayey in qarax looga geysto magaalada Kismaayo. “Waaxda ka hortagta walxaha Qarxa ayaa fashiliyay soona saaray miino ay argagixisadda Al-Shabaab geliyeen xaafada Via-Afmadow Waaxda Buula-fatuuro” ayaa lagu yiri war kooban ka soo baxay taliska ciidanka NISA ee Juballand. Warka ayaa lagu sheegay in … Continue reading Miino aan qarxin oo laga soo saaray Xaafad ka tirsan Kismaayo (Daawo Sawirro)